Sidee loo weeyneeyaa naasaha

Sidee loo weeyneeyaa naasaha


ADVERTISEMENTS
Waxaan qabaa su’aal ah : 

naasaha sidee baa loo weynayn karaa, 


ma jiraan wax daawo oo naasaha dhacay ama naasaha yaryar lagu weyneeyo? 


haddii ay jiraan ma dhib bayu keenaan gabadha naaska weynaysata? 

wxaan idinka rabaa jawaab degdeg ah mahadsanidiin

Sidee loo weeyneeyaa naasaha


Jawaab:

walaal naasahaaga dabiiciga uu ilaah kuu dhaliyay ayaa ugu fiican hadaa isku isticmaasho daawo qaldan naasaha ayaaba laga yaabaa inuu cudurka kansarka kaaga dhaco

marka sidaas ku daa ee caadiga ah

naasaha ayagaa weynaan doono si dabiici ah hadaad guur sato aadna ilmo nuujiso naaso qurux badan oo weyn ayaa kuu soo baxaayo




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sidee loo weeyneeyaa naasaha
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-03T20:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sidee loo weeyneeyaa naasaha



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:30 PM and have 0 comments