Si Aad Kor Ugu Qaado Kalsoonida Xaaskaagu Kugu Qabto Sameey 6­daan Qodob

Si Aad Kor Ugu Qaado Kalsoonida Xaaskaagu Kugu Qabto Sameey 6­daan Qodob


ADVERTISEMENTS
Si Aad Kor Ugu Qaado Kalsoonida Xaaskaagu Kugu Qabto Sameey 6­daan Qodob

1)Xaaskaaga ugu yeedh magacba magaca uu ka wacan yahay, arintaasina waxa ay wax wayn ka tartaa kalsoonida iyo niyad wanaaga xaaskaaga.
2) marka aad ka timaado shaqada ama safar aad ku maqnayd waxa kula gudboon in aa haddiyad haba yaraatee u keento hadii aad wax kale awoodi
waydo u keen hadiyo fudud isa ubax,baarafuun/cadar iyo wixii la halmaala.
3) u ogolow in xaaskaagu kuu raacdo meelaha dalxiiska iyo tamashlaynta maalmahan ciidaha fasaxyada iyo hadii ay suurtogal tahay jimceyaashaba.
4) ha noqon kaligii taliye ka dhigo xaaskaaga la taliye sare oo go’aanka kula qaadata dareensii in uu idinka dhexeeyo talo wadaag iyo wax isku sheeg. Sidoo kale aamin fikradeeda una mahad celi markasta oo ay kuu soo bandhigto fikrad
lagu hurumari karo.
5)* hakala bakhaylin xaaska dhoola cadayn, mahadcelin, Iyo in aad caawiso xilligi shaqada guriga ay ku guda jirto.
6) kala tasho arimaha guriga gaar ahaana waxyaabaha aasaasiga ah ee looga baahanyahay guriga gudihiisa waxa laga yaabaa in ruuxa dumarka ahi ay ka xishooto in ay ku waydiiso qaybo kamid ah baahiya gaarka ah ee guriga si aad taag uga hortagto isku day in aad waxa ka ogaato waxa gurigu ubaahanyahay ee laga yaabo in ay xaaskaagu kaala gabanayso.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Si Aad Kor Ugu Qaado Kalsoonida Xaaskaagu Kugu Qabto Sameey 6­daan Qodob
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-13T04:20:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Si Aad Kor Ugu Qaado Kalsoonida Xaaskaagu Kugu Qabto Sameey 6­daan Qodob



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:20 AM and have 0 comments