Ruxanka raga xiliga Sariirta iyo qaabka raaxada ay dumarka u qaataan

Ruxanka raga xiliga Sariirta iyo qaabka raaxada ay dumarka u qaataan


ADVERTISEMENTS
Ruxanka raga xiliga Sariirta iyo qaabka raaxada ay dumarka u qaataan


Sida lagu soo daabacay Practicalhappiness ayaa lagu sheegay in raga markii ay galmada sameenayaan ay aad u jecelyihiin in uu ahaado qolka ama goobta lagu sameenayo galmo meel mugdi ah ama madow, 

daraasada ayaa sheegtay in markii uu nalka dansanyahay raga dareenkooda uu iskiisa banaanka isku keeno.

Daraasadaan ayaa ka hor imaaneen daraasad hore loo soo saaray sidoo kale carbaawday in raga ku galmooda qol ama meel mugdi ah ay ka raganimo fican yihiin, 


arintaan ayaa lagu sababeen karaa xishoodka iftiinka uu wata.

Dooqa raga ayaa laga yaabaa in uu la jaanqaadi waayo hadii ninka raga ah uu helo qof dumar ah iyadane jeceyl meesha galmada ka dhaceeso in ay noqoto meel nal leh.

Isku soo duub duub arintaan ayaa noqoneeso markii labaad ee lagu shaaciyo website yada ku hadla arimaha qoyska iyo galmada.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ruxanka raga xiliga Sariirta iyo qaabka raaxada ay dumarka u qaataan
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-24T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ruxanka raga xiliga Sariirta iyo qaabka raaxada ay dumarka u qaataan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:00 AM and have 0 comments