qiyaanada galmada iyo shukaansiga beenta ah

qiyaanada galmada iyo shukaansiga beenta ah


ADVERTISEMENTS
Dabaceeda waa mid qaaliya, nimanka aan idin soo xulnay ayaa iska leh dabeecad aad u qalafsan.
1. Iga Daba qaad nin ah.

Ninka aan waxba kugu caawin aadna dareentid inaad u shaqeysid. Waa ninka jecel in asaga la dhowro oo had iyo goor laga wasaqdiisa la nadiifiyo sidi ilmo laba jir ah.

2. Ninka Bakhiilka ah.

Nin had iyo goor kugula xisaabtama lacagta oo bakhiilka ah. Noloshiina waxaad ku qaadani inaad intaas ku murantaan dukaamada dhexdooda.

3. Cashadu waa maxay nin ah.

Nin doonaya inuusan jikada far ka fidin oo intaas raba cuntada iney diyaar u tahay miiskana loo soo saaro. Kawaran hadaad xanuunsatid ma kula tahay inuu shaah ku keeni karo.

4. Ninka Maalmaha hore Jaceylka uga egyahay

Ninka inta aad is baraneysaan jaceylka uga egyahay, oo kabacdi caajisnimo lasoo baxa iyo inuusan wax jaceyl ah ku tusin. Kasoo kale ayaa fiican in laga fogaado sababto ah 2 sano kabacdi dhagax ayuu isku badali oo ujeedadiisa waxay tahay naagey naag ma tahay.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: qiyaanada galmada iyo shukaansiga beenta ah
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-28T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
qiyaanada galmada iyo shukaansiga beenta ah



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments