Qabiilka ugu quruxda badan beelaha soomaaliyeed

Qabiilka ugu quruxda badan beelaha soomaaliyeed


ADVERTISEMENTS
Quruxda waa wax qof walba si u arko bulsho kastana si u aragta, run ahaantii marka aan ka hadalno guud ahaan quruxda, 

waa isku habaysnaanta jirka qofka ayaa hadda loola jeedaa, xaggaas soomaalida aad bay ugu kala duwan yihiin, beel walba dad qurux badan way leeyihiin sidoo kale dad foolxun, 


laakin guud ahaan dad intooda badan qurux leh waxaa ka mid ah beesha baadi cadaha iyo gaaljecelka iyo hawaadlaha iyo samaroon iyo leesaanta , 


beelahan waxay u badan yihiin dad aad u qurux badan, ragooda iyo dumarkoodaba, saan sheegnayba waa laga helaa beelaha kale dad aad u qurux badan laakin uma badan, 


taas waxay noqonaysaa dadka soomaalida inaysan hal meel ka soo jeedin oo ay yihiin dad meelo kala duwan ka soo jeeda


Qabiilka ugu quruxda badan beelaha soomaaliyeed





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Qabiilka ugu quruxda badan beelaha soomaaliyeed
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-03T19:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qabiilka ugu quruxda badan beelaha soomaaliyeed



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:30 PM and have 0 comments