Noocyada Galmada Futada Dumarka

Noocyada Galmada Futada Dumarka


ADVERTISEMENTS
Marka laga hadlayo galmada dabada dumarka waxaa lays weyddiiyaa dhib ay leedahay, taasoo waayahan aad u soo badatay, siiba naagaha ku nool waddamada reer galbeedka, marka hore naagaha dabada kacsi maka dareemaan ? su’aashan waa su’aal u baahan faahfaahin dheeraad ah, runtii naagaha way ku kala duwan yihiin guud ahaan dareenka kacsiga, naago waxaa jira aad u kacsado iyo kuwo dhexdhexaad ah iyo kuwo liita, marka naagaha aadka u kacsado waxaa laga yaabaa inay dareen ku yeeshtaan futada waayo xididaha siilka ku xiran ayaa u dhow futada marka waa laga yaabaa inay raaxo ka dareento haddii laga galiyo far ama xubinta ninka, laakin kuwa caadiga ah aad bay uga xanuunsadaan galmada dabada, sidaa awgeed waxaad maqlaysaa gabdho ka dalbayo ninka inuu gadaal ka galiyo sidoo kale gabdho diidaya in laga galiyo dabada, sidoo kale dad badan ku wareersan inay naagta ka kacsato dabada iyo in kale, saan horayba u soo sheegnay naagta dabada kama kacsato ee naagaha kacsiga badan ayaa ka dareemo kacsiga siilka dartii marka waxay rabtaa in meel kasto wax laga geliyo, sidoo kale dabada waxay ka mid tahay meelaha ugu daran oo cudur la isaga qaadi, waxay ka daran tahay galmada siilka 10 laballaab, maxaa ku kallifa nimanka inay naagaha gadaal kaga tagaan? sababo badan ayaa jira waxaa kamid ah ciriiriga iyo kulaylka dabada aad bay u kulushahay aadna way u yartahay sidaa daraadeed ninka meesha ayuu la aadayaa bahalkiisa, naagaha maxay u dalbaan in gadaal laga maro inta badan waxay ka baqaan bikaarada ama waxay ka cabsadaan uur, nagahee u badan galmada futada, naagaha da;da weyn ayaa aad u jecel marka aan ka hadalno galmada noocaas ah, galmada dabada uur ma keeni kartaa? jawaabtu waa maya laakin waxaa dhici karta inay biyaha ka soo daaraan oo ay farjiga galaan, sidoo kale galmada noocan ah waxay keenaysaa xanuun daran iyo inay meesha didldillaacdo, galmada noocan ah ninka xaaskiisa ku sameeyo miyay ka furmaysaa ? jawaabtu waa maya laakin waa inuu mar dambe uuna samaynin oo uu ka fagaadaa
Dhacaanka adag ee dumrka farjigooda ka yimaada inta badan wuxuu tilmaamayaa inay jiraan cudurro xagga gudaha, dhacaanka shaqo kuma laha dhiigga caadada marmar waxaa la socda cuncun siiba faruuraha farjiga dumarka, mararka qaarkooda aad buu u urayaa wuxuu yeelanahayaa qurmuun daran, waxaa habboon inay ku dadaasho haweeneyda isku aragta dhacaankan nadaafadda hoose waa inay kastuumada maalmo badan xirnaanin oo ay xirato kastuumo suuf ah oo aan ahayn nayloon, waa inay ku nadiifisaa biyo qandac ah oo cusbo wata
Waxaa soo baxay goor dhow kaniini nimanka loogu talaggalay oo uurka lagu reebo, waxaa sheegay wargeys ka soo baxa dalka Indonesia in la helay qaab cusub oo uurka loo reebo, taasoo qaadatay cilmi baaris gaaraysa muddo 30 sano ah, kaniiniyadan cusub uurka reeba oo loogu talaggalay nimanka inay cabbaan ayaa waxaa laga sameeyay geed lagu magacaabo gendarussa kaasoo ka baxo dalka Indonesia, dad badan u dhashay dalkaas ayaa geedka sida shaaha oo kale u adeegsan jiray waxaa loo malayn jiray inay tahay arrintaas kuturakuteen laakin marka ay dhakhaatiirta baaritaanno ku sameeyeen waxaa la ogaaday inuu reebi karo boqolkiiba sagaashan iyo sagaal
Naagaha waxay ugu jecelyihiin inay dhabar dhabar u seexdaan oo kaddib ninka ku kor seexdo, si daran ayay ugu raaxaysanayaan qaabkan, maxaayeelay waxaa isku dhegaya qaska ninka iyo qaska haweeneyda wuxuu ku yeelanayaa saamayn weyn culayskaas soo fuulaya farjigeeda.
Qaabka labaad ku soo xiga qaabkani waa inay haweeneydu ninka ku kor
fariisato
iyadoo si fiican ugu dhejinaysa bahalkeeda ninka bahalkiisa, qaababka kale naagaha badankooda kama helaan, naagaha qaarkooda aad bay u dhibsadaan foorarsiga, qaarna marka la foorariyo dhawaaq baa ka yeera bahalkooda oo sida dhuusada oo kale laakin wax u malaha hawaadaas waxaa keena aariyada galaysa marka ay meesha furanato siilka siiba naagaha wax badan dhala




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Noocyada Galmada Futada Dumarka
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-24T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Noocyada Galmada Futada Dumarka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments