ninkeyga turuuk ayuu wadaa, iimana galmoodo

ninkeyga turuuk ayuu wadaa, iimana galmoodo


ADVERTISEMENTS
iftineducation.com - aniga ninkeyga waa truck ayu wada ani gana wan shaqeya ila hada ne wax iskuma dalin,,

waxa laga yaba bishi 2 ama 1 jer inu imado ,waxana lagayaba in an is arkin marku imado because ani ga haben aya shaqeya ,,

marka tas ani mey damibi igu tahe mase asi because asi aya shaqadas dorte ,,,,

thksss

JAWAAB RAaXADA GUURKA

hadii noloshiisu uu ku qanacsan yahay wax dhib ah kama imanayaan laakin waxaa fiican 

inaad waqti fiican u heshaan nolosha qoyska isaga bishii hal mar hadduu imanayo 

adigiina aad shaqynaysid waa dhib marka labadiina ku heshiiya


ninkeyga turuuk ayuu wadaa, iimana galmoodo

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: ninkeyga turuuk ayuu wadaa, iimana galmoodo
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-20T23:15:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
ninkeyga turuuk ayuu wadaa, iimana galmoodo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:15 PM and have 0 comments