Ninka sacuudiyaanka wiilkiisa magaca Erdoghan u bixiyay

Ninka sacuudiyaanka wiilkiisa magaca Erdoghan u bixiyay


ADVERTISEMENTS
Ninka sacuudiyaanka wiilkiisa magaca Erdoghan u bixiyay

Nin sacuudi ah ayaa wuxuu ka baddalay wiilkiisa magaca 


wuxuu u bixiyay magaca Erdoghan farxad uu ku faraxsan yahay awgeed guusha uu ku guulaystay 


shacabka turkiga fashilinta inqilaabka turki ku dhicisoobay, 


dad badan ayaa ku farxay arintaas waxaa ka mid ah aabbahan sacuudiyaanka ah oo wiilkiisa magaca erdoghaan u bixiyay.


halkaan ka daawo video:



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ninka sacuudiyaanka wiilkiisa magaca Erdoghan u bixiyay
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-21T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ninka sacuudiyaanka wiilkiisa magaca Erdoghan u bixiyay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments