Labada raayo mid baa iga weyn maxaa sababa

Labada raayo mid baa iga weyn maxaa sababa


ADVERTISEMENTS
Xiniinyahayga marka si fiican aan u eego waxaan dareemaa mid inay weyn tahay siiba midda midigta 



marka ma dhib arintaas caafimaadka qooraha waa sidee ila taliya 



walaalayaan wax xanuun ahna kama dareemo kacsigaygana waa caadi waan kacsadaa siiba subaxdii geedkayga si daran ayuu u taagmnaa 


dhibta keliya waxay tahay weynaanta xiniinta midig



Labada raayo mid baa iga weyn maxaa sababa



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Labada raayo mid baa iga weyn maxaa sababa
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-04T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Labada raayo mid baa iga weyn maxaa sababa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:30 AM and have 0 comments