Isku Dhacii Labada Super Star Akshay Kumar Iyo Hrithik Roshan Oo La Kala Weeciyay

Isku Dhacii Labada Super Star Akshay Kumar Iyo Hrithik Roshan Oo La Kala Weeciyay


ADVERTISEMENTS
Waxaa horey loo baahiyay in 12 bisha August 2016 Boxoffice-ka ku dagaalami doonaan labada Super Star Akshay Kumar iyo Hrithik Roshan.

Balse haatan waxaa la sheegay in isku dhaca labadan Super Star la kala weecin doonin si mid walbo filimkiisa ganacsi wacan gudaha Hindiya uga sameeyo.

 Sidaa darteed shirkada Zee ee filimka Rustom maal galineyso ayaa laga soo xigtay in filimkeeda Akshay Kumar hogaamiyaha ka yahay waqtiga la daawanayo lasoo hormarin doono waxaana tiyaatarada la saari doonaa 5 bisha August 2016.

Sidaa darteed 12 August waxaa loo daayay Hrithik Roshan iyo filimkiisa Mohenjo Daro oo fursad wacan u heli doono maalinta xurnimada Hindiya (15 August) oo Hindiya dhan fasaxyo ka jiraan inuu ganacsi lixaad leh sameeyo.

Hrithik iyo Akki ayaa ah labo Super Star oo saaxiibo ah sidoo kalena fanka isku qadariyaan waxaana la leeyahay dhawaan ayay kulan wada qaateen ayagoo ku heshiiyeen in labadooda filim la kala weeciyo si mid walbo kaligiis ganacsi wacan u sameeyo.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Isku Dhacii Labada Super Star Akshay Kumar Iyo Hrithik Roshan Oo La Kala Weeciyay
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-17T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Isku Dhacii Labada Super Star Akshay Kumar Iyo Hrithik Roshan Oo La Kala Weeciyay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:30 AM and have 0 comments