Isfahanka galmada ninka iyo naagta muxuu ku dhisan yahay

Isfahanka galmada ninka iyo naagta muxuu ku dhisan yahay


ADVERTISEMENTS
Lamaanaha is fahankooda xiliga galmada waa waxa ugu muhimsan shaqada galmada ninka iyo xaaskiisa, 

haddii aad rabto xaaskaaga inay si fiican ugu raaxaysato galmada waxaa lagaa rabaa inaad u sugto ilaa ay ka biyabaxayso, waayo naagaha biyahooda aad bay u soo daahaan, 


waxay u baahan yihiin waqti dheer, haddii adiga aad geliso geedkaaga farjigeeda, 


waxaa laga yaabaa inay si dhaqsi kaaga soo boodaan buyaha, lakin haddii aad istiinka badiso biyaheeda waad soo dhweynaysaa, marka aad galmada dhabta ah bilowdo si dhaqsi ayay u biyabaxaysaa, 


ileen biyihiin horta ayay yaalaane, haddaba naagta waxay u baahan tahay ereyo jacayl macaan badan xiliga galmada, ha aammusin marka aad shaqada ku jirto dareensii inaad raaxo la wado, 


galmada raaxada badan waxaa laga heli karaa isfahanka dhabta ah ay is fahmayaan labaada isqaba.

Isfahanka galmada ninka iyo naagta muxuu ku dhisan yahay





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Isfahanka galmada ninka iyo naagta muxuu ku dhisan yahay
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-04T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Isfahanka galmada ninka iyo naagta muxuu ku dhisan yahay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments