Horudhac: Qaraxyo & Weerar toos ah oo lagu qaaday Xarunta..

Horudhac: Qaraxyo & Weerar toos ah oo lagu qaaday Xarunta..


ADVERTISEMENTS
Sida aan warkeenii hore idinku sheegnay waxaa qaraxyo ismiidaamin ah iyo rasaas culus laga maqlayay Qeybo ka tirsan Magaaladda Muqdisho labadda qarax iyo rasaasta ayaa waxaa lagu weeraray Xarunta Ciidamada Denbi Baarista Ee CID-da ee Muqdisho oo ka soo horjeeda Hotelka Sahafi oo ku yaala Nawaaxiga Is goyska KM4.'


Dad goob joogayaal ah ayaa inoo xaqiijiyay in weerar Ismiidaamin iyo mid toos ah lagu qaaday xarunta Dambi baarista booliiska ee CID-da ee magaalada Muqdisho, waxaana xaruntaasi hada laga maqlayaa rasaas xoogan .


Labo qarax oo wax ka yar daqiiqad u dhaxeesay ayaa lagu weeraray xarunta CID-da waxaana qaraxyada kadib bilowday rasaas xoogan oo loo maleenayo in ay tahay weerar toos ah oo xaruntaasi lagu qaaday.


Halkan kala soco Warakaas oo faah faahsan Goordhow insha allah




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Horudhac: Qaraxyo & Weerar toos ah oo lagu qaaday Xarunta..
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-31T18:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Horudhac: Qaraxyo & Weerar toos ah oo lagu qaaday Xarunta..



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 PM and have 0 comments