Gowska iyo ilkaha maxaad ku ilaalin kartaa

Gowska iyo ilkaha maxaad ku ilaalin kartaa


ADVERTISEMENTS
Waxyaalaha gowsaha iyo ilkaha halleeya waxaa ka mid ah sokorta badan iyo macmacaanka badan, siiba ilmaha ayaa aad ilkaha uga hallaaba waayo aad bay u cunaan nanaca iyo macmacaanka kala duwan, marka ilkaha ama gowsaha waxaa looga saari karaa madowga soo galaya arrimo aad u fudud

hal qaddo eedka kurkumka oo shiidan
hal qaaddo yar saliid qumbe
nus qaaddo yar oo cusbo ah
qaaddo yar saliidda dhegeyaraha
dhamaantooda ayaa la isku darayaa  subax kasta ilkaha ayaa lagu cadaynayaa, wax yar kaddib waxaad arki kartaa natijo fiican

runtii mustaqbalka waxay keenaan gosa xanuunka dhibaatooyin badan oo ay ka mid yihiin ilkaha inay kaa daataan, ma og tahay marka ilkaha ay kaa daataan in madax xanuun ka tagaynin, daawada ilkaha si kasta haddaad u adeegsato keliya waxay kaa joojinaysaa xanuunka markaas adiga ku hayo, waxaa lagaa rabaa inaad ku dadaasho ilkaha si fiican ugu dadaal ilkahaaga, qaliinka afka ama dhakhyarka ilkaha inaad u baahato waa laga fiican yahay, marka aad nadaafadda ku dadaasho aad baad uga badbaadaysaa inay ilkaha kaa xanuunaan.

Gowska iyo ilkaha maxaad ku ilaalin kartaa
sidoo kale dhagaxa ilkaha fuula ayuu kaa nadiifinayaa haddii aad ku cadaysato waxa aan soo sheegnay
Xanuunka ilkaha ama waxa la dhaho yiridka oo ah in cirridka uu bukado waxaad kaga hortagi kartaa inaad ku dadaasho nadaafadda ilkahaaga.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Gowska iyo ilkaha maxaad ku ilaalin kartaa
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-02T21:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gowska iyo ilkaha maxaad ku ilaalin kartaa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:30 PM and have 0 comments