goorma ay fiican tahay galmada bisha ramadaan?

goorma ay fiican tahay galmada bisha ramadaan?


ADVERTISEMENTS

goorma ay fiican tahay galmada bisha ramadaan?

waxay fiican tahay galmada inay dhacdo afurka kaddib 5 saac oo kale marka cuntada qofka ku shiidanto oo uu soo tukado cisha iyo salaadda taraawiixda oo jirkiisa almiinto fiican soo qaato.


dadka qaarkooda waxay laaxideen dadka dhalinyarta ah waxay aad u dareemaan kacsiga iyagoo sooman qaar xitaa siigo ayay ku dhacaan iyagoo maalin ramadan ay tahay, 


taas waxaa keenaya mararka qaarkooda gaajada iyo oonka qofka maskaxdiisa waxay ku furaan maaddo oo casabka dhaqaajisa taas oo keeni karta kacsi marka ninka wuxuu gaarayaa heer uu soonkiisa buriyo.


sidoo kale  waxaa la rabaa qofka inuu sucuurto waqti dambe oo uu iska ilaaliyo inuu ka fikiro maalinta ramadaanka galmo ama wax galmo la xiriira.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: goorma ay fiican tahay galmada bisha ramadaan?
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-03T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
goorma ay fiican tahay galmada bisha ramadaan?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:30 AM and have 0 comments