Gogoldhaafku waa sharmuuto nimo waana zinada ugu daran

Gogoldhaafku waa sharmuuto nimo waana zinada ugu daran


ADVERTISEMENTS
Haweenka qaar marka ay rabaa inay ka aarsadaan nimankooda, waxay sameeyo gogoldhaaf si ay uga caraysiiyaan raggooda, haddaba waxaad ogaataa inaad dembi weyn galayso marka nin kale aad u dhiibta farjigaaga ama jirkaaga.

naagaha dabbaalada ah ayaa falkaas ku dhaqma. inta ay leedahay ninka ka xanuunji waxay la tumanaysaa nin kale iyada xalaal aah u ahayn, waayo naagta uma bannaan nin inay dhex gasho ama guur ka raadiso, qaar waxaa jira laba nin isku guursado, 

gabar ahayd reer xamar ayaa mar waxay samaysay wax yaab badan kaas oo ah inay labo xaafad ku kala guurstay labo nin aan is ogayn, 

marka la ogaayna waxay sheegtay inay lacag u baahnayd mid lacag ayuu haystay iyaduna way qurux badnayd, haddii naagta ay nacdo ninkeeda si toos ha ugu sheegto intay khayaani lahayd, 

khiyaanada aad bay u liidataa



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Gogoldhaafku waa sharmuuto nimo waana zinada ugu daran
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-04T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gogoldhaafku waa sharmuuto nimo waana zinada ugu daran



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:30 AM and have 0 comments