Faa’iidada baashaalka ka dhasha Yaa ku raaxeesta Ragga ama Dumarka-Dareenka Nolosha

Faa’iidada baashaalka ka dhasha Yaa ku raaxeesta Ragga ama Dumarka-Dareenka Nolosha


ADVERTISEMENTS
Waxaa maanta wacdaraha ay idiin haysaa faa’iidooyinka waaweyn ee galmada laga helo iyo dhibaatada badan ee laga dhaxlo halkan hoose ka sii akhri.

A)Faa’iidooyinka Baashaalka:

Kolka ay galmadu ku dhacdo tabihii iyo tiradii looga baahnaa, waxa ay qofka u leedahay dhowr faa’iido:-
1- Jirka iyo maskaxda ayay firfircooneysaa.
2- Dareemayaasha ayay fududeysaa .
3- Madax wareerka ayay bi?isaa.
4- Waswaaska ayay qofka ka qaaddaa.
5- Waxay xoojisaa aragga, wanaajisaa wadnaha, kaalmeysaana qashin saarka kilyaha.
6- Dhiiggay cusbooneysiisaa.
7- Waxaa ku bogsada dadka balqanku faraha ba?an ku haayo.

DHIBAATOOYINKA BAASHAALKA
Galmada oo uu qofku iska badbadiyo, jirkiisu inta uu xamili karo ka badanna ku khasbo dhibaatooyinka ka dhasha waxaa kamid ah:-
1- Maskaxda iyo murqaha ayay qallajisaa.
2- Fahmada iyo fudaydka ayay qofka ka qaaddaa.
3- Jirka iyo lafaha ayay daalisaa.
4- Cumriga qofka ayay soo dedejisaa.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Faa’iidada baashaalka ka dhasha Yaa ku raaxeesta Ragga ama Dumarka-Dareenka Nolosha
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-20T01:50:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Faa’iidada baashaalka ka dhasha Yaa ku raaxeesta Ragga ama Dumarka-Dareenka Nolosha



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:50 AM and have 0 comments