Dib U Eegid : 4-Arin Oo U Sabab Ahaa In Portugal Ka Sara Maraan France Labadii Qeyb Ee Waqtiga Dheeriga .

Dib U Eegid : 4-Arin Oo U Sabab Ahaa In Portugal Ka Sara Maraan France Labadii Qeyb Ee Waqtiga Dheeriga .


ADVERTISEMENTS
Qaranka Portugal ayaa markii ugu horeeysay taariikhdooda waxa ay ku guuleysteen koobka qaramada ka dib markii ay hal gool uga badiyeen France .

Goolkaas ayaa yimid daqiiqaddii 109-aad ee watiga dheeriga ee 30-ka daqiiqo , waxa ayna Portugal qeybtaas labaad ee waqtiga dheeriga kubadda ku daba gidiyeen France .

Hadaba su`aasha ayaa ah sidee Portugal uga sara mareen France qeybihii waqtiga dheeriga , kooxda.com ayaa ku soo koobeysa afar qodob oo si rasmi ah sabab ugu ahaa arintaas .

1- Tababare Santos oo sameeyay badallo farsameysan waliba ahaa kuwo uu isha ka riday 2- Dhiira Gilintii kalka iyo laabta aheyd ee Ronaldo sameeyay inta u dhaxesay labadii qeyb ee dheeriga .

Qodobka 3-aad ayaa ah : awoodda jireed , Portiugal kama muuqan daal balse France daal ayaa ka muuqday halka arinta 4-aad ay tahay , waxaa ka go`neyd oo ay ku dhaganaayeen in ay gool keenaan isla markaana badiyaan iyaga oo ka cararayay in la isla gaaro rigooro tuurasho



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dib U Eegid : 4-Arin Oo U Sabab Ahaa In Portugal Ka Sara Maraan France Labadii Qeyb Ee Waqtiga Dheeriga .
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-12T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dib U Eegid : 4-Arin Oo U Sabab Ahaa In Portugal Ka Sara Maraan France Labadii Qeyb Ee Waqtiga Dheeriga .



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments