Dhibaatooyinka Kaimaadi Kara Galmada Waqtiga Haweeneydu Qabto Caadada ama Haidka?

Dhibaatooyinka Kaimaadi Kara Galmada Waqtiga Haweeneydu Qabto Caadada ama Haidka?


ADVERTISEMENTS
Suaal? 

Ma sameynkaraa Galmo waqtiga haweeneydu qabto Caadada ama Haid-ka? Hadii
aan sameeyo wax cudur miyaan ka qaadayaa?

jawaab

Waxaa wanaagsan in la iska ilaaliyo sameynta galmada waqtiga haweeneyda qabto Caadada ama Haid. maxaa yeelay caafimaad ahaan waxaa jiro dhibaatooyin imaankara hadii lasameeyo galmo waqtiga haweeneydu qabto Caadada ama Haid-ka. Waxaa ka mid ah waqtiga haweeneydu qabto caadada waxaa kasoo baxaya dhiigbadan oo wata bakteeri qatar u ah iney kadhalato jeermis iyo cudro badan.

Marka labaad waxaa dhaceysa marka haweeneyda gariirka gaareyso iney sababto iney soo riixdo dhiiga ku jira rahimka haweeneyda taasoo banaanka u soo saarta, soo baxitaanka dhiigaas oo soo maraaya
afka raahimka haweeneyda ama afafkakale oo qatar ku noqon kara.

Jiritaanka qatartaas waxey imaan kartaa hadii ay dhacdo galmo waqtiga haweeneydu qabto Caadada ama Haidka, marka waxaa wanaagsan in la iska dhoowro galmada watiga haweeneydu qabto caadada ama Haid-ka.
Lamaanayaasha qaarkood wey ku adagtahay maxaa yeelay waqtiga haweeneyda caadada ama haidka qabto iyo waqtiga ay kadhaqato oo dareemaha kacsigeeda kasareeyo sida caadiga aawgeed.

laakiin dhibaatadaan waa laga hortagi kara, adiga iyo xaaskaaga waxaad sameynkatriin waxyaabo badan ama inaad ku mashquulisiin waqtigiina shaqooyin kale.





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dhibaatooyinka Kaimaadi Kara Galmada Waqtiga Haweeneydu Qabto Caadada ama Haidka?
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-19T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dhibaatooyinka Kaimaadi Kara Galmada Waqtiga Haweeneydu Qabto Caadada ama Haidka?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments