Dhalasho Wacan Katrina Kaif oo Maanta 33-Sano jirstay iyo xidigaha Kasoo Qeyb Galay Dhalashadeeda (+Sawiro)

Dhalasho Wacan Katrina Kaif oo Maanta 33-Sano jirstay iyo xidigaha Kasoo Qeyb Galay Dhalashadeeda (+Sawiro)


ADVERTISEMENTS
katrina kaif ayaa maanta jirsatay 33-sano waxeyna gurigeeda ku dhigatay xaflad yar waxaana kasoo qeyb galay Familkeeda iyo asxaabteeda bollywoodka.

inkastoo salman uu kasoo qeyb galin hadana xaflada asiga isku daba riday xaflada.

Hoos ka daawo sawirada

                                    
Director Kabir Khan iyo xaaskiisa Mini Mathur

Kabir Khan and Mini Mathur attend Katrina Kaif's Birthday Bash                                                                                           
Alia Bhatt

Alia Bhatt attend Katrina Kaif's Birthday Bash

                                                                                  
Sidharth Malhotra

Sidharth Malhotra attend Katrina Kaif's Birthday Bash



Sido kale director Ali Abbas Zafar ayaa sheegay inuu u sameyn doono xaflad hadii uu fursad u helo maadaama uu Mashquul yahay dhinaca kale waxaa kasoo qeyb galay, Karan Johar, Aditya Roy Kapur, Arjun Kapoor.



Aditya Roy Kapur attend Katrina Kaif's Birthday Bash

Arjun Kapoor attend Katrina Kaif's Birthday Bash

Karan Johar attend Katrina Kaif's Birthday Bash


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dhalasho Wacan Katrina Kaif oo Maanta 33-Sano jirstay iyo xidigaha Kasoo Qeyb Galay Dhalashadeeda (+Sawiro)
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-17T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dhalasho Wacan Katrina Kaif oo Maanta 33-Sano jirstay iyo xidigaha Kasoo Qeyb Galay Dhalashadeeda (+Sawiro)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments