Daraasaad: Xariirka kadhaxeeyo Farta ugu dheer Gacanta & Xibinta Raga?

Daraasaad: Xariirka kadhaxeeyo Farta ugu dheer Gacanta & Xibinta Raga?


ADVERTISEMENTS
Waxaa jira dunidaan dad cilmi yaqaan ah oo ku mashquulsan in ay daraasado kasaameyaan wax yaabaha la xiriira xubnaha bini’aadamka iyo sida ay u shaqeeyaan.
Hadaba daraasad cusub oo laga sameeyay Kuuriyada koonfureed ayaa muujineysa in xiriir uu ka dhexeeyo dhirirka Farta koobaad ee gacmaha ee soomaalidu u taqaano murugsato iyo farta kale ee ku xigta faryareeyda kuwaasi oo hadii ay dheeraadaan macneheedu ay tahay in xubinta taranka raguna ay dheeraaneyo.
Baaritaan quburadaasi ay ku sameeyeen xubinta taranka 144 rag kuuriyaan ah ayeey arintaan ku ogaadeen.
Waxay sheegeen in sida raga farohoodaasi ay ukala dheer yihiin ay xubintooda tarankuna ukala dheertay.
Daraasada ayaa sheegtay in ninkii fartiisa koobaad ay la dhirir egtahay mida kale ee faryareyda ku xigtaa ay macneheedu tahay in xubintiisuna ay weyntahay waa sida daraasadaasi qortay.


Horay ayaa soomaalidu waxay u aaminsaneyn in raga suulkooda lugtu waayn yahay ay taasi lamacno tahay xubintiisa oo wayn balse tanina waa heeko kale .
Dabadan ayaa eegi doona farahooda ama la eegi doonaa farahooda balse ha ilaawin wax kastaa in ay yihiin sidii alle ugu talaglay oo uu u abuuray fahaagana ha ku mashquulin .

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daraasaad: Xariirka kadhaxeeyo Farta ugu dheer Gacanta & Xibinta Raga?
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-18T22:34:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daraasaad: Xariirka kadhaxeeyo Farta ugu dheer Gacanta & Xibinta Raga?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:34 PM and have 0 comments