Dabeecada fiican oo naagta lagula dhaqmo

Dabeecada fiican oo naagta lagula dhaqmo


ADVERTISEMENTS
Naag markaad guursato waxaa lagaaga baahan yahay inaad kula dhaqanto dabeecad aad u fiican oo ku salaysan ixtiraamka ama tixgalinta, naagta marka aad ula dhaqan qaab habeeysan oo iyaduna ay tahay qof caqli badan leh waxay yeelanaysaa mid aad kuu tixgalinayso, 


laakin haddii ay tahay qof aan wax fahansanayn ama ah mid jaahil oo dhoocel dabaal ah waxaad kala kulmaysaa wax aadan arag waligaa oo cay aflagaado aan xad lahayn, 


sidoo kale dumarka maskaxda yar ama caqliga yar waxaad isku daydaa marka hore inaad ka fogaato, 


waayo waxaad arkaysaa inay ka maqlayso dad kale hadalkooda oo qaabka daran si xun ayay ula dhaqmaysaa maanta, 


waxaad ogaataa inaad maanta keento dad aan lala dhaqmi karin, dabeecadda waa muhim inuu ruuxa qofka fahmo




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dabeecada fiican oo naagta lagula dhaqmo
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-04T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dabeecada fiican oo naagta lagula dhaqmo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments