DAAWO:- Farxiya Fiska oo Fashilay Sirta Hodan C/raxmaan iyo Mursal Muuse iyo Shirqool Xun oo Muqdisho Loo Dhigay…

DAAWO:- Farxiya Fiska oo Fashilay Sirta Hodan C/raxmaan iyo Mursal Muuse iyo Shirqool Xun oo Muqdisho Loo Dhigay…


ADVERTISEMENTS
DAAWO:- Farxiya Fiska oo Fashilay Sirta Hodan C/raxmaan iyo Mursal Muuse iyo Shirqool Xun oo Muqdisho Loo Dhigay…

Fanaanada caanka ah ee farxiya Maxamed cadwaaw Fiska oo ka mid ah Faniininta Soomaaliyeed Kuwooda ugu Magaca dheer oo dhawaan Soo gaartay Magaalada muqdisho ayaa lagu Waramaya in ay u Diyaarisay Faananada Hodan C/raxmaan oo iyadana ka mid ah Fanaaninta ku Sugan Muqdisho oo habeenka Ciida Magaalada Ku Qabanaya Bandhig Faneed Weyn.

Muuqaal Sir ah oo Laga duubay Farxiya Fiska ay Seeygeeda bashiir Hanuuniye oo Si hoose uga Hadlaya Fariin uu usoo Diray Seyga Hodan C/raxmaan ee Maxamed Alta oo uu kaga Hadlayo Xiriirka ay xaaskiisa ay la yeelatay fanaanka Mursal Muuse iyo Arin ceeb ah oo ay Sameeyeen iyo Shirqool Layaab leh oo ay fiska u maleegeyso Hodan C/raxmaan Dheere.


HALKAAN RIIX KA DAAWO MUUQAALKA



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DAAWO:- Farxiya Fiska oo Fashilay Sirta Hodan C/raxmaan iyo Mursal Muuse iyo Shirqool Xun oo Muqdisho Loo Dhigay…
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-09T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO:- Farxiya Fiska oo Fashilay Sirta Hodan C/raxmaan iyo Mursal Muuse iyo Shirqool Xun oo Muqdisho Loo Dhigay…



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments