Biyaha haddii ay jileec yihiin ma dhib baa

Biyaha haddii ay jileec yihiin ma dhib baa


ADVERTISEMENTS
Biyaha haddii ay jileec yihiin ma dhib baa

Biyaha iga baxaya waxay u eg yihiin dhareerka ukunta waxaan maqlay biyaha raga waxaa la rabaa inay u adkaadaan mishaarada oo kale sidoo kale inay u caddaadaan caanaha oo kale, 


qofka biyahiisa sidaas ahayn waxaa la dhaha ilmo ma dhali karo arintaas iga jaahil bixiya walaalayaal

Jawaab fiican.

walaal biyahaga hadaa rabto ineey adkaadaan badso cunista basasha , malaayga iyo cuntooyinka qudaarta u badan

biyaha qafiifka waa kaa maqan nafaqada biyaha xoojisa ee badso cunto badan

siiba sanbuuska iyo burka iyo hilibka iyo canbuulada wax ba ha dhaafin saaxiib

waxii kaloo su'aalo aad qabto nasoo weydii



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Biyaha haddii ay jileec yihiin ma dhib baa
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-03T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Biyaha haddii ay jileec yihiin ma dhib baa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:30 AM and have 0 comments