bikro jebinta

bikro jebinta


ADVERTISEMENTS
Habeenka Ugu Horeysa ee
arooska waa habeen loogu
magac daray aqal gal amase
maalinta koowaad ee bisha
malabka waana maalin leh
tilmaamo wanaagsan iyo jawi
farxadeed sababtoo ah waxaa
midooway laba lamaane oo
noqday ul iyo dirkeed amase si
kale aan u sifeeyo waxaa hal
meel isugu yimid lamaanayaal
mudo waqti kooban ku
qaadanayay meel cayiman iyaga
oo sheeko wadaag keli ah.
Habeenka Aqal Galka waa ka
dareen duwan yahay kan
caadiga ah ee maalin weliba ay
ku kulmi jireen lamaanayaasha
waayo lamaanayaashu waxa ay
xambaarsan yihiin Guux ka dhex
jira maskaxda oo la xiriira is
weydiin su’aalo fara badan oo
salka ku heysa xilliga ay isku keli
noqdaan labada lamaane sida ay
xaajadu noqon karto maadaama
saacadaha ka harsan howlaha la
xiriira arooska iyo ugu
danbeyntii galbinta oo labada
lamaane heli doona fursad
dahabi ah oo ay hoosta albaabka
kaga soo xertaan si ay u wada
xaajoodaan.
Dhanka Gabadha ayaa la ogaaday
in ay marar badan is weydiiso
wax ay tahay bikro jebin oo
mararka qaar walwal geliso
su’aashas dhanka ninkase waxaa
jira cabsi la xiriirta habka ugu
fudud bikro jebinta oo aan
gabadha ku keeni doonin cabsi
hadaba maxaa la gudboon
labada lamaane ee habeenka
aqal Galka nasiibka u yeesha in
ay dhadhamiyaan maalinka
koowaad ee bisha malabka kaliya
eeg qodobadan la xiriira ragga
iyo dumarka
Ragga……..Is Dejin Labada Dhinac
ah si loogu diyaar noqdo isu tag
la xiriira maskax iyo ka war qab
ciyaarta halka ay mareyso sii loo
xakameeyo in ninka kacsigiisa
bato gabadha bikradana halkaas
ay ku dareento xanuun si looga
feejignaado arrintan waxaa
haboon in ninka hordhac jaceyl
ah sameeyo, sheeko goos goos,
salsalaaxis iyo geedka
( MalabYarowga ) iyo Cambarka
Gabadha la mariyo faasliin, taasi
oo taageero buuxdo u noqon
doonto in gabadha walwalka ka
suulo kadibna si aayar ah geedka
u galiyo canbarka haddii
gabadhu ay qeyliso amase
xanuun ay dareento fadlan jooji
howsha taas bedelkeedana ka
dhigo in aad raaxeystaan sidaas
howsha ku wad ilaa gabadha
aad bikro jebiso.
Dumarka………….baqdinta ugu
badan waa dhinaca dumarka
waxaase talo ugu filan in ay iska
saarto xishoodka maadaama loo
socdo in cambarkeeda la bikro
jebiyo hadaba noqo qof ka qeyb
qaata bikro jebinta si aysan u
dhicin in ninku is hilmaamo
adigana rafasho iyo difaac aad
ku dhameysato ciyaarta idin
dhaxeysa labadiina, sababtoo ah
ninkaada ka dhaadhici in aad
heystaan waqti idinku filan,in
xeelada mooyee xoog aysan ku
xirneen bikro jebinta iyo in
maamulka ninka leeyahay
gabadhana kaalinteeda ay tahay
in ay fududeyso in cambarkeeda
la maamuli karo taasina ay ku
dhici karto in labada bowdo ay si
fiican u kala qaato si
Malabyarowga aayar ah loogu
riixo.
Habeenkan waa habeen ku qaali
ah lamaane kasta oo dhadhamiya
bisha malabka inkastoo
lamaanayaal qaar habeenkan ay
ku dhadhamiyaan qaab ku
duwan kuwa isla jooga waayo
waayadii danbe waxaa soo
baxay aroos loo dhigo
lamaanayaal ku nool laba
qaaradood laakiinse aqal gal
daahay kadib ku kulma sariirta
dusheeda.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: bikro jebinta
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-12T18:41:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
bikro jebinta



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:41 PM and have 0 comments