Bigrajabinta siday ugu sahlan tahay arooska

Bigrajabinta siday ugu sahlan tahay arooska


ADVERTISEMENTS
Bigrajabinta siday ugu sahlan tahay arooska, Bigrada fircooniga ma sahlan gabar si xun u tolan oo farjiga cay gari loogu tolay way adag tahay ninka inuu si sahlan ku jeexo dad waxay ka qaadataa usbuuc dadna waxay ka qaadataa bil dadna dhakhtar ayay ku geeyaan markaas ayaa loo soo furaa, taas marka hore lama dhihi karo ninka ayaa daciif ah, waayo bigrada dabiiciga sidaas ma aha waa xuub khafiif ah oo ninka hal mar markuu ku riixo ay jabto, naagaha runtii marka ay bigra jabayaan waa sahal laakin gudniinka firconiga ayaa wax weyn ku cayaaraya oo wuxuu ka dilaa ninka muraalka, way dhici kartaa ninka inuu isu maleeyo inuu yahay khaniis taas oo keeni karta inuu naagta si fiican ugu galmoon waayo, teeda kale, caadada soomaali baa waxay tahay caado yaab leh oo dadka waxay ku dadaalaan inay ogaadaan ninka immisa ayuu ku bigrajabiyay xaaskiisa, taas waa ceeb ma aha in la raadiyo oo in la ogaado, waayo waxay keenaysaa qoyska arrintooda khaaska ah in la galo oo laa hadlo, siiba galmada gogosha, dumarka ka sheekeeya qaabka ay galmada u dhacayso iyago iyo nimankooda waxay kala kulmayaan arrintaas cadaab ha iska ilaaliyaan, naagaha ayaa u badan sheekada noocaas ah, badankooda kama xisoodaan inay ka sheekeeyaan sida loo bigra jabiyay, waxay u sheegaysaa gabadha saaxiibteeda ah oo waxay caddeynaysaa ninka qaabka uu iyada u isticmaalayay.

haddaba gabadha u tartiibi marka aad rabto inaad bigrajabisid xoog ha u adeegsanin sheekada, marka hore istiimi naasaha ka dhuuq si fiican u dhunko markaas sariirka dhabarka ku seexi lugaha kor ha u qaado, fasaliin haddaad heli karto mari siilka, kaddib madaxa geedka ku riix si aayar ah, waxaa habboon inuu si xoog u taagnaado, taasna waxay imaan kartaa marka aad istiinka badiso, oo sida la rabay aad u istiimiso xaaska, oo adiga aad si daran u kacsato, kacsiga gabdhahna wuu ku saacidaa sahal ayuu ka dhigaa, waayo dumarka kacsan ma xanuunsadaan, markaas ayaad tartiib u galinaysaa adoo eegaya indha gabdha.

naagaha yaryar bikradooda way ka adag tahay naagta weyn.

muddo kasta ha kugu qaadato laakin ku dadaal inaad adiga jabiso bikrada.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Bigrajabinta siday ugu sahlan tahay arooska
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-02T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Bigrajabinta siday ugu sahlan tahay arooska



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:30 PM and have 0 comments