Big Star Sanjay Dutt Oo Xaaskiisa Waqti La Qaadanayo Iyo Warar Kale Nolosha Jilaayaasha Bollywood-ka Qaas U Ah (+Sawiro)

Big Star Sanjay Dutt Oo Xaaskiisa Waqti La Qaadanayo Iyo Warar Kale Nolosha Jilaayaasha Bollywood-ka Qaas U Ah (+Sawiro)


ADVERTISEMENTS
Sanju Baba ayaa haatan ku jiro xiliga nasiinada ka hor inta uusan si rasmi ah Bollywood-ka ugu soo laabanin, hadaba Super Star-kan waxaa laga soo bandhigay sawiro u gaar ah asiga iyo xaaskiisa Manyata Dutt.

Dutt oo kulan casho xaaskiisa quruxda badan la qadaanayay ayaa sawiradan soo dhigay baraha bulshada ku sheekeesato wuxuuna soo raac siiyay qoraalkan “Aniga iyo xaaskeyga Manayata, marwalbo wadajir ayaan u soconaa, waxay inoo ahayd fiid weyn”

Sanjay Dutt

Manayata iyadaa waxay ugu jawaabtey seygeeda “Waa habeen farxadeed oo aan la qaadanayo qofka aan xiiseeyo la kulankiisa, waa kulan casho oo aan la qaatay qofka aan ugu jeclahay iyo goobta aan ugu jeclehay inaan ka cunteeyo ayaan kula qaatay!”

Waa hubaal inay Sanju Baba iyo Manayata Dutt aad isugu noorayaan.

Kriti Sanon oo waqti nasiino ku qaadaneyso xeebaha dalka Croatia, xidigtaan ayaa Croatia u joogto duubista filimkeeda Raabta oo ay la jileyso Sushant Singh Rajput.

Kriti Sanon

Randeep Hooda Iyo Kajal Agarwal oo filimkooda Do Lafzon Ki Kahani si wadajir u xayey siinayeen waxaana ka muuqatay farxad dheeraad ah labadaan xidig.

Waxaa xusid mudan in Randeep iyo Kajal filimkiida daafaha caalamka laga daawan doono 10-ka June 2016.





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Big Star Sanjay Dutt Oo Xaaskiisa Waqti La Qaadanayo Iyo Warar Kale Nolosha Jilaayaasha Bollywood-ka Qaas U Ah (+Sawiro)
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-17T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Big Star Sanjay Dutt Oo Xaaskiisa Waqti La Qaadanayo Iyo Warar Kale Nolosha Jilaayaasha Bollywood-ka Qaas U Ah (+Sawiro)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:30 AM and have 0 comments