Atoore diidey in uu jilo filim ay galmo ku jirto

Atoore diidey in uu jilo filim ay galmo ku jirto


ADVERTISEMENTS
Magaalada Johannesburg waxaa ka socota dhagaysiga maxkamad u dhaxeysa soosaare filim iyo jilaa diidey in uu jilo filim horey qandaraaskiisa uu u saxiixay oo qeyb ka mid ah ay tahay inuu jilo wasmo ama galmo.


karin jilista wasmada taasoo dhibaato ku keeni karta maskixiyan ahaan, 


waxaana jirta in xitaa gabadha isaga saaxiibta la ah ay ka maseertey arrintani.



Xaakimka dacwadani dhagaysanaya ayaa sheegey in xitaa jilayaasha Bollywood-ka ay xaq u leeyihiin 


in ay iska dhaafaan wax alaale wixii aysan sax u arkin.

Atoore diidey in uu jilo filim ay galmo ku jirto









ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Atoore diidey in uu jilo filim ay galmo ku jirto
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-18T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Atoore diidey in uu jilo filim ay galmo ku jirto



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments