19 jir Gabdhaha kale ee Caalamka wax dheer (SAWIRO)

19 jir Gabdhaha kale ee Caalamka wax dheer (SAWIRO)


ADVERTISEMENTS
Gabadha Adduunka ugu dheer kuwooda da’dooda ka hooseyso 20-ka sano Elisany da Cruz Silva oo udhalatay dalka Brazil ayaa dhawaan la guursaday 


waxaana da’deedu ay tahay 19 jir iyadoo dhalatay  27 september 1995-kii.

Seyga gabadhaasi oo lagu magacaabo Francinaldo da Silva Carvalho ayaa faraanti gelis ugu sameeyey 


Saaxiibtiisa meel xeeb ah oo ku taalla magaalada Salinopolis ee dalka Brazil.

Gabadhaan ayaa waxay tahay qof xayey siisa dharka (Modelist).


19 jir Gabdhaha kale ee Caalamka wax dheer (SAWIRO)




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: 19 jir Gabdhaha kale ee Caalamka wax dheer (SAWIRO)
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-26T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
19 jir Gabdhaha kale ee Caalamka wax dheer (SAWIRO)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments