Wiil Abtigiis gabar ka baloogay ( ilaa Jaceylku Waalid Ma Leh),

Wiil Abtigiis gabar ka baloogay ( ilaa Jaceylku Waalid Ma Leh),


ADVERTISEMENTS
Idiris Daahir oo Kamid ah Dhalin Yarada Ku Nool Xaafadda Juungal ee Degmada Yaaqshiid ayaa Shalay Soo Afmeeray Xifaaltan Jaceyl oo Mudda Kala Dhexeyay Abtigiis.

 

Harcad Ayuuna Waddo Marsiiyay Abtigii oo ay isku Da, ahaayeen Kana soo Wada Toosayeen  Hal Aqal.

 

Maha Markii ugu Horeysay oo Xifaaltan Noocan oo Kala ah uu Dhex Maro, Waxa ayna ahaayeen Dad Wada Qaraabta  oo isku Sheeka Qarsada Laakin Hal Joog Girileeydan ayaa Waxa ay Noqotay Mid Kala Disha Wiilkaas iyo Abtigiis Kadib Markii Qof Waliba uu la Dhacay Quruxda Gabadha oo aheyd Mid Meel Walba ka Dhameystiran.

 

Dhacdadan Xanuunka Badan ayaa Waxa ay Noqotay Mid aad Looga Hadal Hayo Degmada Yaaqshiid, iyada oo lala Yaabay Sida Wiilka uu Abtigii 1-0-ka  u Diray



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Wiil Abtigiis gabar ka baloogay ( ilaa Jaceylku Waalid Ma Leh),
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-15T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Wiil Abtigiis gabar ka baloogay ( ilaa Jaceylku Waalid Ma Leh),



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:30 AM and have 0 comments