Webyada qoraalada raaxada guurka

Webyada qoraalada raaxada guurka


ADVERTISEMENTS
Webka gaaloos.com wuxuu ka mid yahay webyada somali ugu fiican xagga aqoonta guurka iyo nolosha bulshada, webkaas waxaa wax ka qora dad aqoon badan oo wax aad u yaqaana, 

la mid m aha webyada soomaaliyeed, waayo kuma dhisna qabyaalad, runtii markaad aragto webkaas oo aad booqato waxaad arkaysaa hadalka aan sheegayo inuu yahay mid sax ah, waxaa kaloo jira webka noocan ah inuu yahay mid dadka u faa'idaynaya siiba dadka aan weydiin karin su'aal toos ah xishood awgii, wuxuu ka hadlayaa waxyaalo aan laga hadlin inta badan.
waxaa la mid ah webkaas webka iftineducation.com isagana wuxuu ku salaysan yahay nolosha guurka iyo raaxada iyo caafimaadka, laakin inta badan waxaa laga hadlayaa qaabka uu u soo gudbiyo risaalada webka.
maamul wuxuu u saamaxayaa booqadaha inuu su'aal ku qoro ama su'aal ka jawaabo, su'aalahana waxaa u badan caafimaadka galmada iyo raaxada guurka.
waxaa kaloo ka mid ah webyada ugu fiican xagga raaxada guurka webkan galmada.net, midkan wuxuu si daran uga hadlayaa qaababka galmada sida foorarka oo kale iyo macaanka raaxada naasaha iwm.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Webyada qoraalada raaxada guurka
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-14T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Webyada qoraalada raaxada guurka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments