waxyaabaha guska adkeeya ama weyneeya?

waxyaabaha guska adkeeya ama weyneeya?


ADVERTISEMENTS
Ginseng  waa geed aad u daran oo u roon wadnaha iyo dhiigga, wuxuu ka baxaa dalka Korea iyo China iyo Canada iyo USA .  

killda waxaa la gadaa 300$ ku dhowaad, geedka wuxuu kaloo taraa dhanka galmada dadka bahalka ka daciifay wuxuu siiyaa awood badan marka uu geedkan adeegsado 



Ginseng waa geed dabiici ah oo u roon maskaxda ruuxa u baahan inuu xifdigiisa kordho ha adeegsado Ginseng, 


isagoo caadi ah waxaad u cuni kartaa sida cadayga loo calaanjiyo waxaa kalood ka dhigi kartaa shaah, 


hadda waa la helaa isagoo shaah oo kale u diyaarsan, 


intaad keento biya kulul ayaad dhexgalinaysaa ilaa uu ka dhalaalo, wax dhib uu leeyahayna ma jiraan .




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: waxyaabaha guska adkeeya ama weyneeya?
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-16T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
waxyaabaha guska adkeeya ama weyneeya?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments