Wasmada badan

Wasmada badan


ADVERTISEMENTS

Waxaa laga yaaba in aad ka mid tahay haweenka aan ka dheeraan taleefanka ee sugaya fariin cusub oo gacaliyaheeda uga timaada , hadaba Shumis.net ayaa ku siinaya talooyin gacaliyahaaga ka dhigeysa mid ka soo jawaaba fariimahaada.

* U Ogalaaw In Uu Ku Sugo : arinkaan waxaa laga yaabaa in uu adag yahay , marka gacaliyahaaga fariin ku soo qoro si deg deg ah ha uga jawaabin , ugu yaraan 30 daqiiqo sug oo ka dib u jawaab.

* Ha Buun Buunin : Hadii uu kuu soo diro fariin kaliya u jawaab ha u dirin farimo badan , muhiimada waxa ay tahay in aad isaga ka yeeshid mid kula hadlaya .

* Arimo Kale Ihtimaamka Sii : Marka aad la hadleyso xabiibkaada waxaad sameeysataa qodobo aad kala hadleyso , haka yeelin in uu u maleeyo in kaliya isaga ka fikireyso oo danahaaga kale aad iloowday.

* Ha Dhigin Balan Been Ah : Wax qasbaya ma jiro in aad u sameneysid wax waliba oo uu kaa dalbado , taasi xal ma aha ogoow mana ka dhigeyso arintaas mid kuu soo jawaaba


.

* Ha U Dirin Sawirkaada : ha u dirin fariin uu sawirkaada ku jiro maxaa yeelay saaxibadiisa ayuu tusayaa ogoow kaligiis kuma koobnaanayo sawirkaas mana ka soo jawaabayo inta badan fariimahaaga.

* Ha Weydiin Waxa Uu Deg Deg Uga Soo Jawaabeyn Fariimahaaga : tani ninka waa uu neceb yahay waxa ayna u muujineysaa in dhan waliba aad isaga kaga baahan tahay .

Ogaaw Qiimahaaga : waxaa muhiim ah in aad ogaato in aad leedahay qiimo aad u sareeya , gacaliyahaagana uu ku qasban yahay in uu ku dhageysto kuna farxad giliyo si uu u helo raali ahaanshaaga , ha isku dayin in aad baacsato oo aad cadaadis saarto.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Wasmada badan
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-26T19:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Wasmada badan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:30 PM and have 0 comments