Warkii Hore War Soo Dhaaf:- Naagaha neceb ragga biyaha fudud oo farsamo keenay

Warkii Hore War Soo Dhaaf:- Naagaha neceb ragga biyaha fudud oo farsamo keenay


ADVERTISEMENTS
Waxaa jira naago marka loo galmoonayo soo daadiya biyo sida kaadida u eg ha kala badnaadeenee, waxay soo tuurayaan dhowr jeer mana laha urka kaadida laakin waxay ka soo baxaan duleelka kaadida,

Maxaa sababa biyahaas, waxaa jirta meel la yiraahdo G­spot waa sida qanjiir oo kale ku taalla Cambarka naagta gudihiisa naagaha dareenkaas way ku kala duwan yihiin, marka laga garaaco meesha ayay dareemaysaa macaan aad u daran markaas ayay soo daadinaysaa biyahaas,

Inta badan dadka waxay u malayaan inay kaadiyihiin laakin marka la baaray waxaa la ogaaday inaysan kaadi ahayn, laakin ay soo maraan duleelka kaadida, waxaa laga yaabaa inay dhowr jeer soo daadiso inta galmada socoto oo ay sariirta oo dhan qoydo naagahaas waa kuwa si daran u macaansado galmada kumana xirna gudniinka waayo waa dareen gudaha laga dareemo.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Warkii Hore War Soo Dhaaf:- Naagaha neceb ragga biyaha fudud oo farsamo keenay
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-10T20:43:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Warkii Hore War Soo Dhaaf:- Naagaha neceb ragga biyaha fudud oo farsamo keenay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:43 PM and have 0 comments