Talo ayaan rabaa siigada ma reebi karo

Talo ayaan rabaa siigada ma reebi karo


ADVERTISEMENTS
Webka qiimaha badan aad baad ugu mahadsan tihiin aniga dhaliyar ayaan ahay aad baan u siigaystaa 


waxaa laga yabaa labo jeer inaan siigaysto maalin tihiin dhib badan miyay leedahay siigada, markan musqusha galo iskama reebi karo siigada sideen u joojiyaa talo i siiya thanks

Jawaab

Siigada ama seegada qofba siduu u yaqaano qofka marka ay ku badato waxay u keenaysaa dhibaatooyin la xiriira dareenka iyo kacsiga iyo biyabbaxa degdegga, 


qofka marka uu u barto siigada kala halayo inuu galmo caadi ku raaxaysto, wax kasta marka ay xadkooda ka baxaan lidkooda ayay isu rogaan




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Talo ayaan rabaa siigada ma reebi karo
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-24T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Talo ayaan rabaa siigada ma reebi karo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:30 AM and have 0 comments