Siigada baan badsaday hadda naagba ma damco

Siigada baan badsaday hadda naagba ma damco


ADVERTISEMENTS
Siigada baan badsaday hadda naagba ma damco


Siigada waxaan bilaabay marka aan soo qaangaadhay waxaan samayn jiray wax badan dhowr jeer ayaan ku biyabixi jiray sigada 



lakin hadda waxan isku arkay inan naag damcin waxan raba keliya sigo, 


teeda kale guskayga sidi hore uma adka jilec ayuu noqday biyaha 



waxay iga baxan asoo taagneen dhib weyn ayaa i haysta maxaan sameeyaa sidee ban ku soo celin araa awooda galmada ? 


maxaad igula talin lahydeen i caawiya



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Siigada baan badsaday hadda naagba ma damco
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-24T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Siigada baan badsaday hadda naagba ma damco



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:30 AM and have 0 comments