Sheeko aad Iyo Aad U yaab Badan Fikir Oo Ka Jawaab Afartaan Nin Ninkee Gabadha Xaq Ku Leh Oo Lagu Daraa..?!!

Sheeko aad Iyo Aad U yaab Badan Fikir Oo Ka Jawaab Afartaan Nin Ninkee Gabadha Xaq Ku Leh Oo Lagu Daraa..?!!


ADVERTISEMENTS
Yaa mudan Afartaan Nin In Gabadha Lagu Daro……

Hada kahor Gabar ayaa waxa jeclaa Afar Nin oo kala ah Nin Dhakhtar ah, Nin Fanaan ah, Nin Ugaarsade ah & Nin Kaluumaysato ah, Gabadhi ayaa maalin maalmaha ka mid ah aaday Webiga si ay ugu soo qubeysato, Afartii xariifna ayagoon is ogeyn bay gabadhii soo daba galeen, markay webigii gashay ayaa waxaa ku dhegey Yaxaas….

Fanaankii ayaa ku dhuftay codkiisii macanaa & Kabankii Cumar Dhuule Yaxaaskii intuu codka la cajabay ayuu madaxa la soobaxay gabdhiina ka fuqay.

Kii ugaarsatada ahaa ayaa madaxa katoogtay Yaxaaskii, Midkii kaluumaysatada ahaa ayaa biyaha isku tuuray oo gabadhi soo saaray.

Kadib banaanka waxaa ku daweeyey kii Dhakhtarka ahaa…

Haddaba Midkee IStaahila in Gabadha lagu daro..????




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sheeko aad Iyo Aad U yaab Badan Fikir Oo Ka Jawaab Afartaan Nin Ninkee Gabadha Xaq Ku Leh Oo Lagu Daraa..?!!
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-04T20:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sheeko aad Iyo Aad U yaab Badan Fikir Oo Ka Jawaab Afartaan Nin Ninkee Gabadha Xaq Ku Leh Oo Lagu Daraa..?!!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:30 PM and have 0 comments