SadaX Camal Ma GalaYaan MiiZaanka Maalinta Qiyaamaha Weyninkooda!!:-

SadaX Camal Ma GalaYaan MiiZaanka Maalinta Qiyaamaha Weyninkooda!!:-


ADVERTISEMENTS
SadaX Camal Ma GalaYaan MiiZaanka Maalinta Qiyaamaha Weyninkooda!!:-
Cajiib!! Waxan Galeyn MiiZaanka Weyninkooda Waa Kuwe Walal Ma Is Weydiisay Si Aad ula Tilmaamado Acmaasha Aadka uGu Weyn Islamka Dhaxdiisa Ajar IYo Maamuus Ahaan,? Baro Kuna DhaQan,
1-Waa Sabarka!! Allaahu Akbar!! Sabarka Waa Shay Qaali Ku Ah Islamka Dhaxdiisa Waaana KU Weyn YahaY Nasuuska Sunnada Iyo Mida Islamkaba, Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri::Lama SiiYo Shay Ka Weyn Kana Wanagsan Qof Sabarka MooYaane,"
Allaah Jala Jalallaahu Asigo Sabarka Ka Hadla Wuxu Yiri Allaah::Kuwa Sabra Ajarkooda Waxa Loo Guda (oo La Siiya) Xisaab La'Aaan.(Suratul Az Zumar Ayada 10)
2-Dadka oo La Iska Cafiyo!! Cafiska Waa Arin Aaad u Wanaagsan Dadka oo La Iska Cafiyo Shar Iyo Xuman WaxaY ku Geysten oo La Iska Dhaafo Waa Shay Qiimo Badan, Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri:;Marku Soo Sheekeyey Xadith-ka,Waxa Lo Istaga Kuwa Dadka Cafiyo Kadibna Allaah Wuxu Dhaha Siiya Ajarkooda Abaal Xisaab La'aan!!
Allaah Jala Jalallaahu Asigo Arinka Cafiska Ah Wuxu Ku TilmaamaY Meelo Badan oo Ka Mid Ah Quranka Waxana Ka Mid Ah Ayadan Allaah Wuxu DhahaY::Ruuxiise Iska Cafiyo (Dadka) oo Wanaajiyo Ajarkiisa Waxa Siin Allaah..(Surah Ash-Shura Ayada 40)
3-Soonka::Soonku Wuxu Ka Mid YahaY Acmaasha Wanaagsan Walba Kuwooda Aadka u Qiimaha Badan oo Allaah Jala Jalallaahu Lagu Dhawaado, Soonka Wuxu Muslimiinta u YahaY Gashan Sidu Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam TilmaamaY. Sido Kale Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri::Jannada Waxay LedahaY Sideetan Al-Baab Waxana Ka Mid Ah Irid La Dhaho Rayaan Kamana Galan Kuwa Soomo Mooyaane,
Allaah Jala Jalallaahu Soonku Aad Ayuu U Amaanayay Allaah Dartiis Lo Soomo oo Asiga Kaliya Logu Dhawaado Allaah Jala Waca Wuxu Xadithul Qudsi Ku Yiri::Ilmo Aadan Dhaman Acmaashooda Iyaga Leh,Soonka MooYaane Soonka Aniga Leh Anigana Ka Abaal Marin!!
Acmaasha Allaah logu Dhawado Aad Ayay u Badan TahaY Wayna Qiimo Badan TahaY Hal Fadhi Iyo Wax La Mid Ahna Laguma Koobi Karo Allaah Jala Jalallaahu Ha Inaga Yeelo Kuwa Xaqa Maqlo oo QaaTo Kuna Dhaqmo In Sha Allaah!!



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: SadaX Camal Ma GalaYaan MiiZaanka Maalinta Qiyaamaha Weyninkooda!!:-
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-27T01:35:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
SadaX Camal Ma GalaYaan MiiZaanka Maalinta Qiyaamaha Weyninkooda!!:-



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:35 AM and have 0 comments