Raga dabada laga fuulo maxaa u keeno falkaas

Raga dabada laga fuulo maxaa u keeno falkaas


ADVERTISEMENTS
Raga dabada laga fuulo maxaa u keeno falkaas
Danbiyada ugu weyn ayay ka mid tahay in nin nin kale dabda uga tago Ilaahay qoob dhan ayuu sidaas ku halaagay waxay ahaayeen qoobka nabi luud, waxay fuuli jireen raga  gaar ahaan wiilasha yaryar ayay ka heli jireen, markii malaa’igta ay soo booqatay nabi luud iyagoo qaab banii aadan leh, ayaa xaaska nabi luud gaarsiisay qoomkiisa inay marti u joogto nabi luud waa ii meesha lagu halaagay, falkan oo foosha xun hadda wuxuuba noqday mid dalalka gaalada qaarkooda ay jideeyeen inay is guursadaan ragga, khaniis ayaa lagu magacaabaa ninka dabada laga waso, sidaas ayuu ku raaxaystaa Ilaahay lacnad ayuu ku riday ninka khaniiska, bulshada islaamka ma oggolaanayso ninka noocan ah, sidoo kale waxaa loo baahan yahay in laga fogaado falkan waxa kuu soo jiidaya, ilmahaaga ayaa lagaa rabaa inaad ka ilaaliso meelaha ay dhici karto inay xumaan ku sameeyaan, xeebaha ilmaha ku qabaysanayo iska ilaali caruurtaada inay meesha tagaan waayo meesha ayaa laga soo barayaa cunugga inuu xumaantan bartro, samankii Abuubakar saddiiq waxaa la soo qabtay nin oo sida naagaha oo kale loo fuulo markaas ayaa meesha lagu dilay, bulshada waa in laga ilaaliyaa xumaanta oo ah isu tagga ragga iyo dumarka, ciqaabta ay u dhigtay diinta islaamka falka galmada raga waa mid aad u weyn oo aad ka ogaan karto kutubta fiqiga.

raga maka towbad keeni karaan falkan?
towbadda way furan tahay shuruuda towbadda haddii laga helo qofka xumaantaas samayn jiray waa laga aqbalayaa, waxaa la rabaa marka hore falkaas in laga fogaado oo la go’aansado inaan loo laabanin.

cunigii barto malaga yaabaa inuu ka haro?
ilmaha falkaas barta waa in loo aqli celiyaa oo la waaniyaa waa in looga digaa galmada nimanka inay tahay mid aad u xun oo cuquubo daran lagu mudanayo, waa in diinta la baraa si aysan ugu laabanin mar kale, markaas ayaa laga yaabaa in cunuga fahmo khatarta ay leedahay sheekada noocan ah.

khatarta galmada dabada Akhriso




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Raga dabada laga fuulo maxaa u keeno falkaas
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-29T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Raga dabada laga fuulo maxaa u keeno falkaas



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments