Raaxada Haweenka Uurka leh Waa Mid banaan -Balse Jidkaan mar

Raaxada Haweenka Uurka leh Waa Mid banaan -Balse Jidkaan mar


ADVERTISEMENTS
 Dad badan ayaa isweydiinaya  in galmada oo lasmeyo Xiliga ay Haweenku Uurka leeyihiin
aysan Fiicneyn Balse sidaa Mahan Xaalka oo wax dhibaato makeneyso,hadii haweneyda Uurka leh aysan Horay uga sheegan ariamahaan.
Ilmaha oo kasoo dhicisooba,dhiig ka yimaada Xiliga ay uurka leedahay iyo biyaha dhalmada oo ka Yimaadaan,iyo in Ninka oo ka sheegta Xanuunada laga qaado galmada waana keenayaan mana Fiican.
Waxa Xusid Mudan in Sadexda bil ee ugu Horreysa Uurka ay Haweenku ka sheegtaan Laba­labada ,Matag iyo Cuntada oo ay qaadan wayaan,Xiligaas Haweenku majeclo in Loo galmoodoBalse Bisha 4­aad oo Xubinta Haweenka ay qaleel tahay Xiligaas Raaxo ayay u baahanyihiin oo Jugta Malabyarowga Si fiican ayay uga Helaan, dhaqaatiirta qaar ayaaba ku talinaya in galmoodka uu wanagsanyahay Xiligaas.
Waa kan Habka ugu Fiican ee Loogu Galmoodo Haweenka Uurka leh.
Habab kala Duwan ayaa Haweeneyda Uurka leh loogu tagi karaa iyadoo la ilaalinayo Ilmaha uurka Jiifka oo waxba la gaarsiineyn.

Habka ah In Naagta Dhinac­dhinac u jiifato Ninkuna Malabayarowgiisa gadaal kasoo geliyo iyadoo Haweyneydu ugu aadineyso waana sahlantahay oo Ilmaha wax magarayaan oo Malabyarowga Ninka madhaafayo bishimaha
Xubinta taranka iyo darbiga hoore ee Xubinta taranka Haweyneyda.
In Xabadka Kor u jeediso sida Caadiyan la adeegsado Laakiin waa in qeybta dambe ee Haweneyda ay sara u qaadaa oo Barkin ama wixii kale oo la heli karo la geliyo Waxaana Muhiim ah in ninku uusan Xooga u garaacin.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Raaxada Haweenka Uurka leh Waa Mid banaan -Balse Jidkaan mar
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-04T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Raaxada Haweenka Uurka leh Waa Mid banaan -Balse Jidkaan mar



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:30 PM and have 0 comments