qiso naxdin leh

qiso naxdin leh


ADVERTISEMENTS
Asc aqyarta sharafta leh waxa an raba inan ka shekeyo qisadan o ad u naxdin badan waxayna ka bilawanaysa sidatan waxa an ahay wiil somaliyed o joga qurbaha dariska nala ee wadanka itobiya malin malmaha ka mid ah waxa igu dhacday anoo magalada iska jogo haben habenada ka mid ah waxa indhahayga arkeen seddax gabdhod o ad u qurux badan oona isla eg qaab dhismedkodana oo ay isku mid ahay waxayna ka so baxeyn maqaayad oo la yirahdo bb houre wayna si baxeyn waxa ila socday wiil sxbkayga ah waxana dhahay an ku qabano


gabdhahan wa inyar xishoday ana waxan kutala galay inan dabaraaco ileen mesha ay u socdan wa isla xafada an degna agtisa marki ay ka lexden luuq an si weyn u garanayo ayan ka so labtay waxana iska imaday gurika ama xafada wan iska sexday wiil ila dhashday ayan subixi weydiyey waxana dhahay sedax gabdhod o qurxon mesha ma dagan yhn wa u igu qoslay wana ka tagay malmo o dhan ma anan arkin wayo howlahayga aya ka badan malin subax ay tahay ano iska cadeesanayo wiil sxbkayga ah cabar markan wada shekeesanay ayan waxan weydiyey gabdho mesha dagan isla marki waxa u i dhahay ha wan aqana xalay aya mid ka mid ah xanunsatay ani iyo walalka aya qu.ran sarnay waxana ku dhahay nambarkeda i keen iyo magaca waxa u igu jawabay yad rabta tan weyna tan ku xigta ama tan ugu yar iyadana u qurux bdn tan yar waxana dhahay tan yar i keen isla markiba telka iyn magaca aya la i keenay waxana kula galay inan gacan ku so dhigo habe aya wacay gabar ayana iga qabatay wana walasheyda ka weyn waxana dhahay away heblayo waxa ay i dhahday wa tan wa la igu dhibay waxa ay i dhahday ya waye waxa ku dhahay wa wiil ku jecel oo u bahan inu ku barto ilen qofta an rabo qof an waliged shukansi aysan so marin wana daremay wayo hadalateyda aya ka dhadhamiyey sedaxtodana telka ayey iskugay dhibi jireyn malin oo dhan ma anan wicin iyada aya iso missed callshay wana wacay waxa ay i dhahday maxa kugu dhacay wa lagu wayey wan jogay ayan dhahay wana ismacsalameynay haben ayan wacay waxana dhahay waxan raba inan wada kulano wa ay iga aqbashay i imaw ayey i dhahday wana isa so diyariyey ano u so socda qofta an la balansana aya wadada waxan ku arkay wiil sxbkayga ah waxana dhahay arintan aya jirto wana cabsana maxa talo ah ee galay i firi luuqa ya ka so socdo marku eegay luuqi ayu wuxu igu dhahay warya labo gabdho aya so socdo wana habro ano carari rabo ayu wuxu igu dhahay wa ay ku arkayan e telka isku mashquli wayna na agmareen wana iska si baxo o waxan isdhahay iska dhaf lamiga oo ad u bulsho badneyd ayan aday maqribki ayan wacay waxa ayna i dhahday maxa kugu dhacay waxa dhahay wan ku arkay ilen iyada ma aysan aheyn waxa ay igu jawabtay ani mel ma anan aadin isla marki waxan ku dhahay wan ku so socda hadan ku so waco albabka ayan daganahay wayahay ayey i dhahday wana so baxay marki an u so dhawaday albabkoda ayan wacay wa ayna iso baxday wan salamay wa ayna iga qaday waxana dhahay is aragti dambe warki iyo dhamadki jaceyl ayan u bandhigtay wax aqbar ahna wan ka wayey malin labad ayan u bandhigtay waxana dhahay 3 malmoda ku dahoda hadan jawab ka wayo walaltinimatada ma rabo iyo jaceylkaga ana ad ayan u jecla farxateyda ayan ka talinayey wayo qalbikayga ayey noqotay balse iyada wa ay i nacbeyd wana oga balse walasheyda ka weyn aya ad iyn ad iskuwada sheken jirnay wayo wa qof ad u fur furan waligaykana ma anan arkin gabar san u fur fur iyadana ku qasabtay inay i jeclado malmo o dhan markan wada soconay oo an so xiriri jiray ayey i jeclatay galabtina mar mar ayan u taki jiray sheko mcn ka bacdi wan ka so tagi jiray malin malmaha ka mid ah wa dhacay inu imado wiil ay ilma eedo ay yihn asago hubsan ayu qolka so galay ana wan u shekeynayey gabdhihi ayu canantay ana is aragnay malin jimco ah waxa una i dhahay kama filaneynin sxb waxan dhahay sxb walasha wa walashay waxana naga dhaxeyo walaltinimo marka wa an ka qanciyey malmo dhan marki jaceylkyna noqday mid lala yabay aya waxa dhacday inan u bandhigto mudo laga jogay 7 bilod aya waxa an ka codsaday inan mehersado wa ayna iga aqbashay ana wan ka so tagay waxan jogay gobolka nasaret o itobiya ka mid ah haben walbana wa an wici jiray waxana dhahay maxa aqbar ka heysa waxa ay i dhahday walidka aya la igu diray waxan dhahay maxa sameyna waxa ay i dhahday adi xita wa lagugu diray inad ciyal suq ad tahay aya laga dhac_dhacsiyey waxan dhahay hada diyar ma tahay inan ku mehersado ha ayey i dhahay wa an labtay sida ugu dhaqsiyada bdn ano faraxsan wayo gabdha ad ayey u quruxbadneyd wayna xishod badney markan u tagay aya waji cusub la kulmay abowe waxan ma wanagsano ani walidkayga iga dono walasheydna kalsoni buxda an ka heysatay go.ankina wa an ka labtay marka an mudo wada soconay ano socdo wada waxan arkay sxbteyda iyo walasheyd waxa ay i shegn inay fiso so qadeyn runti wan farxay habenki ayan u tagay waxana wada dhiganay axdi iyo balan marki la is baranayey diyar garow ka bacdi waxan wacad ku marnay in la is ilowin axdikina la adgeyo rali ahada aqyarta qisadan waxa ka dhmn inti ugu xanunka badna fikirkina ka dhibta



Deeqmaxamed22@hotmail.com

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: qiso naxdin leh
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-18T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
qiso naxdin leh



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:30 AM and have 0 comments