nin somali oo naagtiisa qurba joog ah ku qabtay ayadoo la baashaaleyso nin kale

nin somali oo naagtiisa qurba joog ah ku qabtay ayadoo la baashaaleyso nin kale


ADVERTISEMENTS
waxa la yiri waagii uu ina soo gaadhey aleenka gacan-qabsiga ah ee layska maqlo (mobile phone) ..ee lagu daatay!..ayaa nin baa iibsaday dhagaxaa yar ee dhegta u saaran nin kastoo wax is moodey! …

ninkii baa u socdaalay megaalo aan ahayn tii uu ku noolaa ee reerkiisu deganaa .. isagoo moobilkiina wata … deedna isagoo dhex maraya megaaladii uu u safray ..nin kalena la socdo ..ayuu rerkiisii wacay … aleenkoodii ayaa dhararamleeyey!…waa la qabtay ..saa nin codkiisu u eg yahay nin weyn ayaa la hadlaya …inuu qaldamuu moodey…intuu wicitaankii jaray ..ayuu lambarkii uu wacay eegay … waaba kii reerka! …uu ku celiyey! .. saa waa isla ninkii!!… teleefanka uu ka hdlayaana waa kii reerkiisa …deedna ..si fiican buu u dhegeystey ninkii ka dhex-hadlayey reerka! …ku yee ” macmiilkaad wacayso ..haddeer lama heli karo! ..fadlan mar kale wac!!” …ninkii (la-garan-waaga ahaa) ayaa markuu hadalkii ku labo-celiyey ..iska aamusay …isagoo aan magaciisana sheegin ..salaan iyo sagootis midna aan laga maqal …(waar bal yaabkan eega!!)

intaa markuu Alle ninkii (musaafirka ahaa) kaga keenay lambarkii gurigiisa ayuu is-hayn waayey .. oo intuu ku jeestey kii uu la socdey ..ku yiri “waar ninyohoow ninkaa odayga ah ee gurigaygii ka hadlaya ..reerka kagama iman ..garan-na maayo!!!”



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: nin somali oo naagtiisa qurba joog ah ku qabtay ayadoo la baashaaleyso nin kale
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-22T20:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
nin somali oo naagtiisa qurba joog ah ku qabtay ayadoo la baashaaleyso nin kale



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:00 PM and have 0 comments