Naagaha camera ayay aad u jecel yihiin miyaa

Naagaha camera ayay aad u jecel yihiin miyaa


ADVERTISEMENTS
Sawirka wuxuu iska noqday mid easy ah maanta, 

qof kasta wuxuu iska wataa mobile oo sawiraya wax walba isla markii ayuu qofka dhigi karaa sawirkiisa meesha uu rabo.



laakin waxaa isweydiin mudan naagaha miyaa jecel sawirka ama raga?


runtii jawaabta lama dhihi karo naagaha keliya ayaa jecel waayo niman badan ayaa jira sawirada aad uga helo, 


balse naagaha wayba ka baqaan sawirkooda in laga qaato oo si xun loo adeegsado

Naagaha camera ayay aad u jecel yihiin miyaa



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Naagaha camera ayay aad u jecel yihiin miyaa
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-14T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Naagaha camera ayay aad u jecel yihiin miyaa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:00 AM and have 0 comments