Muruga:- Xaaskeeyga Wali Iima Aysan Yeelan Uur Waayo, Waxaa Khafiif Ah Dheecaanka Shawadeeyda

Muruga:- Xaaskeeyga Wali Iima Aysan Yeelan Uur Waayo, Waxaa Khafiif Ah Dheecaanka Shawadeeyda


ADVERTISEMENTS
Haddii ay sax tahay xaaladan ku heysato oo ah in shawadaada tahay mid khafiif ah, tani wax xiriir ah lama leh arrinta ah in ay xaaskaada uur kuu qaato ama aysan xaamilo kuu nooqoto, asal ahaan dhecaanka shahwada oo gala xubinta taranka xaaskaada iyo in aad sameeysaan xiriir galmo, xaalada nuucaani ah waxa ay xiriir la leedahay adinkoo aan gaarin dharagta rasmiga ah ee galmada.haba ka timaade dhica Ninka ama dhanka Xaaska.Uur in uu jiro waxaa lagu xadidaa bacriminta shahwada in ay ahaato  mid diyaar u ah uurka, haddii bacriminta shawdaada ama tan xaaskaada ay la kulmaan ciyaar carqaladeeysan oo aan sidii larabin ugu dhicin hardanka sariirta, waxa ay sababi kartaa in uu soo daaho uurka.


Haddii aad dooneeyso inaad wax ka ogaato xaalada bacriminta shawadaada in ay caadi tahay iyo in kale, waxa loo baahan yahay baaris deg deg ah in aad ku dhaqaado, taas oo ay soo galeeyso falaqeyn Dheecaanka shahwada ah, waxaadna raadisaa Doctor ku taqasusay xubinta taranka raganimo .


Fiiro Gaar ah : hadaba haddii aad ka baqeyso su’aalaha in magacaaga lagu xuso ama loo isticmaalo qoraalka fadlan inoo soo raaci fariimaha aad noosoo direysaan si aan u siino magacyada Mr X (Lab)ama Miss Y(Dhadig) Mahadsanidiin.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Muruga:- Xaaskeeyga Wali Iima Aysan Yeelan Uur Waayo, Waxaa Khafiif Ah Dheecaanka Shawadeeyda
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-08T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Muruga:- Xaaskeeyga Wali Iima Aysan Yeelan Uur Waayo, Waxaa Khafiif Ah Dheecaanka Shawadeeyda



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments