MUCJISO: Haweeney bilo dhamaysay oo Tin ku dhashay dalka Zimbabwe

MUCJISO: Haweeney bilo dhamaysay oo Tin ku dhashay dalka Zimbabwe


ADVERTISEMENTS
Haweeney 26 jir ah, oo u dhalatay dalka Zimbabwe, ayaa la sheegay inay dhashay Tin iyo waxyar oo Dhiig ah kadib 10 bilood oo ay uur lahayd.

Haweeneydaan oo laba cunug horay u soo dhashay, ayaa tilmaantay inay culees xaamilanimo dareemi jirtay mudadii ay Caloosha ku siday Tintaasi.

Marwadaan oo magaceeda lagu sheegay Mwape, ayaa ku nool deegaanka Kapisha ee ka tirsan dalka Zimbabwe.

Goob Caafimaad oo ku taala deegaankaas, ayaa la xusay in loo wareejiyay ka hor inta aysan dhain waxaan U muuqda Tinta reer Brasil.

Waa markii u horaysay taariikhda oo la maqlo qof dumar ah oo Bilo dhameesatay haddana Tin ku dhashay goobtii lagu foolinayay.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: MUCJISO: Haweeney bilo dhamaysay oo Tin ku dhashay dalka Zimbabwe
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-07T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
MUCJISO: Haweeney bilo dhamaysay oo Tin ku dhashay dalka Zimbabwe



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments