Mohamed Cali Kalay iyo taariikhdiisa

Mohamed Cali Kalay iyo taariikhdiisa


ADVERTISEMENTS
Mar 2 baad iyo Mohamed Cali Kalay يرجى له حسن الخاتمة Dr. Sh Axmed Nuur Maxamad Cali Kalay wuxuu ahaa qof Islaamka ku , wuxuuna dhintay waqti fiican.

1-Wuxuu soo galay Diinta Islaamka 1965, wuxuu labaxay Maxamad cali.

2-Dagaalkii Fiidnaam wuu diiday,wuxuu yiri Quraanku ma ogola.

3-Arintaa darteed waxaa dib looga ceshaday Horyaalnimadii Ciyaaraha, Dhag jalaq umasiinin.

4-Mar la waydiiyay maxaad samayn doontaa markaad Ciyaaraha ka fariisato wuxuu yiri waxaan u diyaar garoobi la kulan ka Allah.

5-Mar la waydiiyay Waardiye maleedahay wuxuu ku jawaabay haa waa Allah.

6-Mar la waydiiyay jirada kugu dhacday ma ka xuntahay wuxuu ku jawaabay maya waa Imtixaan Allah ka yimid.

7-Mar la waydiiyay Geerida ma ku fikirtaa wuxuu ku jawaabay haa 5 jeer Maalin walba markaan tukan.


8-Mar ay ka codsadeen Holiwuudku in Magiciisa wado la maro lagu qoro wuxuu ku jawaabay magaca aan wato waa kii Nabi Mohamed Nabad galiyo iyo Naxariis korkiisa ha ahaatee Dhulkana lagu qori maayo, kadib waxaa lagu qoray Darbi.

9-waxaa la Aasay maanta oo Jimca ah, Bishu waa Ramadaan, waxaa la sheegay kalimadii u danbaysay ee uu yiraahdo waxay ahay Shahaadada.

10- waxaa loo rajeen inuu ku dhintay Xusnul khaatima ama Khaatumo Fiican.Allahayaw walaalkaa iyo dhamaan anagaba noo Naxariiso.





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Mohamed Cali Kalay iyo taariikhdiisa
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-27T02:23:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Mohamed Cali Kalay iyo taariikhdiisa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:23 AM and have 0 comments