Meelaha ragga dhaqsi uga kacsadaan wax ka baro ee adeegso

Meelaha ragga dhaqsi uga kacsadaan wax ka baro ee adeegso


ADVERTISEMENTS
Goobo gaar ah oo muhiim u ah ragga ayaa jira oo ay ka heleen dareenka kacsiga waxaana muhiim ah in haweenka ogaato.

1-dareenka maqalka

2-dareenka aragga.

3-barta xabadka .

4-malabyaroowga

5- salaaxista qooraha

Sida haweenka oo kale ,ragga waxa ay jecel yihiin in xaaskooda ka maqlaan erayo macaan oo jaceyl ah , iyo cod ham-ham ah oo macaan oo aad u hoseeya .

Dareenka Aragga:raggu waa y ku kacsadan marka ay arkaan xaaskooda oo xiran dhar haweenimadeeda ka muuqdaan iyo iyada oo sameneysa dhaq-dhaqaaqyo qurxoon , ninkaada marka uu guriga joogo ugu labiso dhar u gaar ah oo tus lugahaada garbahaada .

Barta xabadka:Ragga kasci badan ayay ka qaadaan marka xabadka laga salaaaxo , waxaa muhiim ah in aad carabka ka mariso ka salaaxdo .

Malabyaroowga:In aad u jaqdo awood iyo kacsi ayuu ka helayaa hadaad tahay dadka amainsan in ay xaaraan tahay in malabayaroowga laga dhuuqo u samee u in aad salaaxdo oo gacanta aad geeyso ilaa iyo qooraha hoostooda., nimanka aad waxay ugu kacsadaan marka ay arkaan naag dabo weyn ama naaso waaweyn leh marka ay hortiisa soo marto, marka walaaleey haddii aad leedahay waxa ninkaaga kiciyo ku dadaal inaad ugu raaxaysid aad soo jiidatid



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Meelaha ragga dhaqsi uga kacsadaan wax ka baro ee adeegso
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-11T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Meelaha ragga dhaqsi uga kacsadaan wax ka baro ee adeegso



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:30 AM and have 0 comments