Maxaa Xoojin kara Awooda Galmada (Dareenka)

Maxaa Xoojin kara Awooda Galmada (Dareenka)


ADVERTISEMENTS
Galmada oo wax uu Allah ubaneeyey dadka isguursaday ayaa ah Dareen naftu ubaahantahay Lagana maarmaan ah qofkuse uusan ka hakan karin Mudo badan.

Soomaalida oo badankeedu daciif ka yihiin Awoodaha Galmada ayaanan sifiican ulaasimin waxyaabaha lagu kordhiyo awooda Galmada waxaase Wax yaabaha xoojiya kamid ah Basashada gaduudan ,tuunta ,cinab-ka iyo qudaarta soo deysa dheecaanka astragous” iyo qudaarta leh Vitamin (A)

Ogaw saliida beerka kaluunka ayaa ah muhiim oo si weyn sara ugu qaada awooda galmada ragga waxaana ku jira Capsules dabiici ah iyadoo taqaatiirta ku taliyeen in si weyn loo isticmaalo .

Dhanka haweenka ayaa lagu waramay in dareen xoogan oo galmo ay dareemaan marka ay cunaan yaanyada(Tamaato))taasi ii ah cayriin oo aaan la karin




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Maxaa Xoojin kara Awooda Galmada (Dareenka)
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-06T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Maxaa Xoojin kara Awooda Galmada (Dareenka)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments