Madaxweynaha cusub Faadumo dayib 2016

Madaxweynaha cusub Faadumo dayib 2016


ADVERTISEMENTS
Madaxweynaha cusub Faadumo dayib 2016.

Gabadhan waxay rabtaa inay soomaali madaxweyne ka noqoto, 

dal oo rag xukumi la' miyaa naag wax ka qaadi karta? 


masee oggolaanayaa ragga soomaaliyeed inay naag ka dhigtaan madaxweyne, runti waxaan filayaa arrintaas aad bay u adag tahay,


 si kastaba naag haddii madaxweyne ay u noqon lahayd soomaali dad badan waxay rabi lahaayeen inay soomaalinimada ka baxaan, 


waayo naag agtooda kama laha awood ay ku xukunto dal burbursan sida soomaali ah, shacabka soomaaliyeed rag  ayay ka maqli waayeen hadal naag miyay ka maqalayaan




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Madaxweynaha cusub Faadumo dayib 2016
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-14T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Madaxweynaha cusub Faadumo dayib 2016



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments