Kulanka Aroortii Lasameeyo Oo La Ogaaday In Ay Faa’ido Badan ku jirto

Kulanka Aroortii Lasameeyo Oo La Ogaaday In Ay Faa’ido Badan ku jirto


ADVERTISEMENTS
Qubarada ku xeel dheer nolasha sariirta ayaa sheegaya in kulanka macaan ee labada lamaane ugu fiican yahay xiliga aroortii, ayadoo ay tilmaameen in lamaanayaasha galmo subaxeydka sameeya ay ka caafimaad badan yihiin dhigooda kale.

Waxaa la tilmaamay in lamaanayaasha subixii noolasha sameeya in jir kooda uu gubo 300 oo tamar maadaama uu jir kooda uu firfir coon yahay.

Baaritaano ayaa sheegay in hormone-ka jirka haweynka xilliga aroortii () in jirka haweynka uu ka dhigayo mid ifiya halka ay timo qur xoona ay helayaan.

Qubarada ayaa xusaya in kulanka aroornimo uu labo jibaar ka xaraarad badan yahay kan xiliyada kale dhaca .





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Kulanka Aroortii Lasameeyo Oo La Ogaaday In Ay Faa’ido Badan ku jirto
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-06T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Kulanka Aroortii Lasameeyo Oo La Ogaaday In Ay Faa’ido Badan ku jirto



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:30 AM and have 0 comments