Katrina Kaif oo ka hadashay in Don 3 ay la keeneyso Shah Rukh Khan

Katrina Kaif oo ka hadashay in Don 3 ay la keeneyso Shah Rukh Khan


ADVERTISEMENTS
 Katrina Kaif ayaa ka hadashay wararka sheegaya in Shah Rukh Khan ay la jileyso Filimka Don 3.

Horay Kaif iyo SRK ayaa u wada keenay Filimkii Yash Chopra ee Jab Tak Hai Jaan.

Laakiin waxaa Arimahaas beenisay Aktarada Kaif waxaana ay cadeysay ineysan wax ka jileynin Filimkan Don 3 oo ay yihiin warar faalso ah.

Hadii ayba sidaas cadeysay Kaif waxaa ay u badan tahay markii seddexaad in filimkan ay isla keenayaan Priyanka Chopra iyo Shah Rukh Khan oo soo wada jilay Don 1


Katrina Kaif ayaa lagu arki doonaa dhawaan Filimada Baar Baar Dekho oo ay la wado Sidharth Malhotra in iyo kan Aditya Roy Kapur  ay la wado ee Fitoor.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Katrina Kaif oo ka hadashay in Don 3 ay la keeneyso Shah Rukh Khan
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-03T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Katrina Kaif oo ka hadashay in Don 3 ay la keeneyso Shah Rukh Khan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments